Kayd-faraq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad ..., m.l)(fiis.) Summad: V. Hawsha lagu qabtay dhaqaajinta saldanab laba barood oo mareeg danab ka mid ah dhexdooda. Halbeegga Caalamiga ee keyd faraqu waa foolt (V). V = W/Q.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kayd-faraq ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg