Kayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ymo, m.l)

1. Nasiibdarro, ayaandarro, cawaxumo. 2. (-ymo, m.l) Meel dhir badan; hawd; jiq; toon.

Kayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ymo, m.l)

(juqr.) Eray lagu magacaabo dhul aan beernayn oo ay ka baxaan hoosbaxayaal isku cufan; mararka gaarkood waxaa loo adeegsadaa, iyadoo waxa la isku qanciyaa yaryihiin , inay yihiin kaymaha mansuunta nooc ahaantooda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kayn

yakayn | yookayn | adkayn | alkayn | ashtakayn | astakayn | barakayn | bukabbukayn | bukayn | cawsley |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg