Kays
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(nax.) Isbeddel sarfeed oo ku dhaca qaabka ereyada qaarkood (siiba magacyada), oo muujinaya xiriirka naxweed ee qaabkaasi uu la leeyahay weerta inteeda kale; waa seddaxda habdhis kaysyada soomaaliyeed waxaana ka mid ah: kays yeelaale oo ah marka magaca yeele uu dhammaadkiisa ka muuqdo -u ama -i. Labada kale waa: kays yeermo iyo kays lahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kays ↴
xabkaysad | xabkaysasho | xabkaysi | xabkayso | yookaysan | yookaysnaan | yookaysnaansho | adkaysad | adkaysan | adkaysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg