Keenna
Qaabnaxa: mu.lh.l Isrogrogga:(kuweenna, w) Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aynu leennahay. Tus. “Gurigiisa keenna ayaa ka dhow”. .
Keenna
Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-keenna)Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aynu leennahay. Tus. “Aan aadno gurigeenna”. ld keen³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga keenna ↴
kaadishiil | keen | kuweenna |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg