Keen
Qaabnaxa: mu.dhm.ly Isrogrogga:Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa ay ku jiraan. Tus. “Cali baa isugu keen yeeray”.
Keen
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)1. Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid. 2. Cid wax u dhiibid. .
Keen
Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-keen)ld keenna².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga keen ↴
aafo | aaho | obiyum | ha | laab | yaa | caabuq | aalad-kabniin | kaadicaso | raabiya |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg