Keer
Qaabnaxa: mu.ti.l Isrogrogga:(kuweer, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tus. “Keer baa fariistay meeshaadii ee ka kici”. .
Keer
Qaabnaxa: dk.ti.l Isrogrogga: (-keer)Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga keer ↴
bakeeri | bekeeri | keeratoosis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg