Bakeeri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Weel dhalo ka samaysan oo sida badan shaah lagu cabbo oo aan dhego lahayn. ld bekeeri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakeeri ↴
bekeeri | seesar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg