Khaas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. K. ah: wax gaar ah oo lagu keli yahay. 2. K. ahaan: gaar ah, gooni ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaas

organ | dhiigkar | gaar | khaash | khaash | khaashid | khusuusi | makhaasiin | masafo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg