Organ

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-no, m.dh)

(c.nafl.) Qayb ka mid ah jidhka noolaha oo u khaas ah, inay qabato hal shaqo ama in ka badan. Tusaale, xayawaanka: dhegaha, indhaha, sambabada iyo kelyaha. Tusaale, dhirta: caleemaha, xididdada iyo ubaxa. Organku wuxuu ka koobanyahay nudo badan oo kala duwan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga organ

kaadi | ubuc | ibitiiliyam | organ yare | ugxanside | ugxanside-yare | unug-dareen-dhaqaaq | ureed | uurjiif |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg