Khaawis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Fiirada qof meel daloosha laga fiiriyo isaga oo aan ogeyn.
Khaawis
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Iyadoo aan ogeyn cid meel daloosha ka firiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaawis ↴
khaawisid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg