Khaayir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Si yasid iyo jeesjees leh oo cid loo fiiriyo.
Khaayir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Si yasid iyo jeesjees leh cid u fiirin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaayir ↴
khaayirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg