Khabaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Wax aan horey loo ogeyn oo laysu sheego ama la helo; war. ld khabar.

Khabaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

U k.: cid war u dirid ama u sheegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khabaar

khabaarid | khabaarsad | khabaarsasho | khabaarsi | khabaarso | khabar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg