Khabiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro/khubaro, m.dh)Qof laamaha cilmiga ama fanka mid ka mid ah aqoon gaar ah oo dheer u leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khabiir ↴
dhaari | khubaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg