dhaari
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo tilmaama “qof wax khabiir ku ah”, sida: fardadh.: fardafuulyahan.
dhaari
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-ryay, -riday/-risay; -ryi)Naas caanihii laga idlaystay nuugid.
dhaari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof dhaar marin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaari ↴
dhaarin [m.dh]
eeg dhaari³. ld dhaaryid.
dhaaryid [m.f.dh]
eeg dhaari². ld dhaarin.
dhadhaarid [m.dh]
ld dhardhaarid.
dhardhaarid [m.f.dh]
eeg dhardhaar². ld dhadhaar¹, dhadhaarid, dhardhaar¹.
fardadhaari [m.l] (-iyo, m.dh)
Nin fardaha aad u yaqaan.
farsamadhaari [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: qof farsamo aad u yaqaan.
maradhaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhaqaalayn. ld maradhaaree.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg