Khaddaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qad lagu xardho soo jeedka haweenka si loogu qurxiyo.
Khaddaab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Haween soo jeedkeeda si loo qurxiyo qad ku xardhid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaddaab ↴
khaddaabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg