Khafiif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Kh. ah: wax culays yar; wax jurmi yar. 2. Qof maskaxdiisa wax u dhimanyihiin.
Khafiif
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Qof maskaxda wax uga dhimman yihiin noqosho. 2. Ku kh.: wax jacayl awgii ku waalasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khafiif ↴
alfiyoole | ashkir | bac | barambaro | barqorraxeed | bitaan | bitaan | bocool | buluug | cuwaaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg