Khajal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xishood; asluub; asturnaan. ld khajil¹.

Khajal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Dareen naxdin iyo xishood leh muujin. ld khajil².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khajal

ilfashaq | khajalid | khajil | khajil | khajilaad | khajilid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg