Khaliif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (dii.) (khulafaa, m.dh) Afartii madax oo Nebi Maxamed (n.k.h.a) ku xigtay (Abuubakar, Cumar, Cismaan iyo Cali) darajada iyo magaca loo yiqiin. 2. (-fyo, m.dh) Nin wakiil ka ah Shiikh xertiisu meelo badan joogto.
Khaliif
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)(dii.) Khaliif ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaliif ↴
amran | khaliifan | khaliifid | khaliifnaan | khaliifnaansho | khaliifnimo | khilaafo | khulafaa |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg