Khamsiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(juqr.) (Carabi) Dabayl koonfurlayda kulul oo qallalan oo ka dhacda masar, waxay la xiriirta sirookada woqooyiga Afrika.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khamsiin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg