Kharaj
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa. ld kharash.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kharaj ↴
faajafaajo | faajafajoo | fadgooyo | kharajgarayn | kharajgaree | kharash | kharashgarayn | kharashgaree | kiismiskiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg