Khasiyad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Wax la qoonsado oo gardarro ah oo cid lagula kaco.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khasiyad

khasiyadayn | khasiyadee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg