khawaafso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Hanti la'aan awgeed dhibaato la kulmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khawaafso ↴
khawaafsasho [m.f.dh]
eeg khawaafso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg