Khawaysii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Been iyo khayaano cid ka dhaadhicin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khawaysii

khawayiis | khawaysiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg