Kibis

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bso, m.l)

Cunno laga sameeyo bur ama budada badarka oo biyo, caano ama wax kale lagu qaso oo dabadeed inta qaabab badan loo yeelo la dubo; muufo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kibis

kidaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg