Kintir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

(c.nafl.) Xubin yar oo jilicsan oo u eg dhoorka digaagga oo ku taal xubinta taranka haweenka, kuna shaqo leh dareenka macaansiga galmada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kintir

dibin-siilka | sangal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg