kirkirid
(m.f.dh)eeg kirkir³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kirkirid ↴
kirkir [m.l] (-ro, m.dh)
Raadka ay reebto mindi iwm oo aan af lahayn oo wax lagu gooyay. ld kirkirid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg