Kodhon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-no, m.dh)

(baay.) Beys naytaroojin saddexan ah oo ku jira molikiyuulka DNA ama ka RNA da, taasi oo taxda amiino asiidh gaar ah xilliga samaynta borotiinka ku jira unugga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kodhon


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg