Koo-insaym

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-myo, m.dh)

(baay.) Molikiyuul aan borotiin ahayn oo orgaanik ah, kaas oo ku xidhiidhiya molikiyuul insaym dedejinta falgallada baayokiimi-keed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koo-insaym


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg