Kooban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Ku k.: wax koobmay noqosho.

Kooban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

1. Wax la koobay ahaansho. 2. Ku k.: wax ku eg meel oo aan dhaafsaneyn ahaansho. “Ceebtaasi Cali bay ku koobantahay”. 3. Ka k.: wax dhawr shey isugu jira ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kooban

ubbo-ubax | kaadi | raabiya | ubuc | daabbulad | gaalis-furan | gaalis-xidhan | icraab | icraab | idinna |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg