koobid
(m.f.dh)eeg koob².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koobid ↴
yakoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yakow.
barakoobid [m.f.dh]
eeg barakow.
shiraakoobid [m.f.dh]
eeg shiraakow. ld shuraakoobid.
shirkoobid [m.f.dh]
eeg shirkow.
shuraakoobid [m.dh]
ld shiraakoobid.
tirakoobid [m.f.dh]
eeg tirakoob².
xankoobid [m.l]
Nooc ka mid ah dhirta xabagta leh.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg