Kood
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)1. Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood. 2. Hadal hoos laysugu sheego; faq. 3. Xodxodasho. 4. Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow. 5. (m.l./dh) (-do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa.
Kood
Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-kood)ld kooda².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kood ↴
taag | xaakood | alaakood | alaakoodi | alaakoodin | alaakoodis | arkood | ashtakood | astakood | biskood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg