Koofiyad xidid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(baay.) Dhisme daboola fiiqa ugu horreeya ee xididka (dhinaca carrada). Waxay ilaalisaa xididka inta uu korayo si uu u dhex maro carrada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koofiyad xidid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg