koori
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Koor yeerid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koori

iskooris [m.l] (-syo, m.dh)
Wiil yar oo aan helin xanaano waalid ama dad kale oo isagu naf-naftiisa isbarbaarshay.

koorib [m.dh]
Nooc ka mid ah jarta la ciyaaro.

koorid [m.f.dh]
eeg koor².

koorin [m.f.dh]
eeg koori.

midabtakoorid [m.f.dh]
eeg midabtakoor². ld midabfaquuqid.

qooryalo [m.dh]
Neef geel ah oo aan koori lahayn.

takoorid [m.f.dh]
eeg takoor³. ld takoor¹ (3).

takoorin [m.l]
Lafta misigta madaxeeda.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg