koosaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la koosaaray ahaansho. ld goosaaran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koosaaran ↴
goosaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld koosaaran.
koosaarnaan [m.f.dh]
eeg koosaaran. ld goosaarnaan, goosaarnaansho, koosaar-naansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg