Koronto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Qeyb cilmiga fisikada ka mid ah oo isku dhaf ah oo loo yaqaan danab, loona isticmaalo quwad dhalin sida guryo ifinta, karinta, waraabka iwm. 2. Danabka lafteeda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koronto ↴
awood-danabeed | cirfiidad | daaweynta-fiisikaad | guluub | kaawiyad | layn | marawaxad | rikoor | tiriig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg