Koroomiyam

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Bir ka tirsan curiyeyaasha kalaguurka ah, dabiici ahanna u jirta koromayt. Waxay aad ugu badantahay dalka Simbaabwi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koroomiyam


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg