kororsiimo
(m.dh)

Waxa ku siyaada wax horay u jiray

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kororsiimo

agagse [m.l]
1. Waxa laga baxsho ama laga qasho xoolo la soo dhaco inta aan la qeybsan. 2. Wax yar oo kororsiimo ahaan loo siiyo qof xoola la soo dhacay oo la qaybsaday wax yar ka helay. ld agaagse.

kororso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax kororsiimo ku darsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg