Kosayn
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (xis.) Fansaan tirigonoomeeteri ee xagal. Kosayska xagal + (cos+) ee saddexagal qumman waa saamiga dhinaca la deriska ah xagasha + iyo shakaalka. 2. Absiisaha bar ku taalla goobo halbeeg ah marka laga hadlayo habdhiska kulannada laydi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kosayn ↴
deris | fansaar-labasaable | siikant | xeerka kosayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg