Kubbee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Wax diirran meel dhiig fadhiistay saarsaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kubbee

buste | kubbayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg