Buste

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)

Go'weyn oo dhogor jilicsan ka samaysan oo la huwado, sariirtana la saarto; kubbeerto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buste

buskeeti | busteeki | firaash | hugo | huwo | kubeerto |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg