Kudaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Kudid. 2. Baxsi.
Kudaal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhicidda xoolo fardo lagu dhaco. 2. Faras aan la lahayn lala cararo.
Kudaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)k.Ka, k./u, k.: dhibbato awgeed meel uga cararid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kudaal ↴
beeddal | kudaalid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg