Kuhaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Habaar. 2. (-nno, m.dh) Qof gabayga ku habaarrama. 3. Kaahin.
Kuhaan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)1. Waxyaabo aan weli dhicin waxka-sheegid, ka warramid. 2. Cid gabay iwm ku habaarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuhaan ↴
kuhaamid | kuhaanlow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg