Kul-gubash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal gubasho, m.l)

(kiim.) Tamarta la sii daayo marka hal mool oo walax ahi ay si dhammeystiran u ogsidhowdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kul-gubash


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg