Kulaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dab ama wax la mid ah oo kulul oo inta loo dhowaado dhaxanta laysaga bi'iyo.
Kulaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Dab ag fariisasho si dhaxanta la isaga bi'iyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kulaal ↴
cimilada baddadhexe | cimilada lamaddegaanka | cimilo-qaaradeed | dhagax-cas | duufaan-kulaalay | gobol-kulaale-xige | gufaaco | jiidda-dhexe | jiido | kayn-maanguruuf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg