Kulaalaha-waqooyi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(juqr.) Barbar la-ahe lool, qiyaas ahaan 23° w, oo tilmaamaya dacalka woqooyi ugu xiga ee qorraxdu toos isu dul taagto duhurkii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kulaalaha-waqooyi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg