Kulliyad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Qeyb ka mid ah Jaamacad oo lagu barto cilmi gaar ah sida sharciga, daawada iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kulliyad

jaamacad | hormuud | machad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg