Kuuni

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax qiimo dheeraad ah leh oo cidi haysato, cid kale oo u baahan si buunbuunsan u eegto oo ku cawrido.

Kuuni

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nyay, -niday; -nyi)

Wax qiimo dheeraad ah leh oo cidi haysato, cid kale oo u baahani ku cawriyid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuuni

cawri | cawro | kuunyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg