Laablaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xeelad dan lagu fushanayo. ld laallaab. laallaab
Laablaab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Wax fidsanaa duudduubid. 2. Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid. ld laallaab². laallaab
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laablaab ↴
laablaabad | laablaaban | laablaaban | laablaabasho | laablaabid | laablaabmid | laablaabnaan | laablaabnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg