Laaluush
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Lacag ama wax kale oo loo bixiyo ama loo qaato in arrin aan gar ahayn lagu fuliyo.
Laaluush
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Laaluush siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laaluush ↴
laaluushad | laaluushan | laaluushid | laaluushnaan | laaluushnaansho | laaluusho | biiriqaate | callaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg