Laaq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wax isku qasan. 2. Cod dad oo meel dheer laga maqlo.


Laaq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Wax isku qasid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laaq

laaqi | laaqid | laaqin | laaqis | akhlaaq | balaaqo | calaaqaad | calaaqad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg